Latest Article

6/recent/ticker-posts

SHILKII KADHACAY (D.BOONDHERE)

 

Shilka ayaa kadhacay  Isgoyska Jubba eeDegmada Boondheere ee Gobolka Banaadir, ka dib markii gaari nooca xamuulka uu ku rogmaday gaari BL ahaa.

Gaariga xamuulka oo rar siday ayaa ku dul rogmaday gaari caasi ahaa, oo markaasi qaadayay dad doonayay in guryahooda ay u afur doontaan.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in gaariga xamuulka oo siday kunteenar uu si lama filaan ah ugu rogmaday waddada, isla-markaana uu ku dul gadoomay gaariga nooca dadweynaha, oo xilligaasi ka rakaabsanayay waddada.

WeliNa waxaa socda gurmadka loo fidinayo dadka ku hoos jira gaariga xamuulka ah ee gudoomay, waxaana gaariga xamuulka ah laga dejinayaa wxii uuu siday

Dadkii jogay agagarahaas ayaa ka waramay zakaria Online ayaa sheegay in gaariga bl ah uu taagnaa goob ay dadku ka raacayeen, halka gaariga kale ee kontenarka siday uu socda.




Post a Comment

0 Comments