Latest Article

6/recent/ticker-posts

10 talo kusocotabdhalinyarada|sokobida buuga

                        بسم الله الرحمن الرحيم 

10 talo oo kusocota dhalinyarada wuxuna kubilawanaya dhalinyaroy hadii aad rabtiin in aad guuleysatan aduun iyo aaqiro waa in aad go'aan dhab ah qaadataan aadna joogteysaan islamarkaasna aad jogteysaan waxaana bixin donaa 10 talo oo gagaaban waxaalagadonaya in aad midkasta buug laguqoro silaguufahfahiyo

1=kabax macaasida ama danbiyada waxaa xaqiiqa ah arinta ugu daran dhalinyarada ay tahay dhaxquusida macasida macaasida waa albaabka aad uqatar daran wexey insaanka kagadarantahay yeyga dilaaga hadey macasidu qalbiga kabuuxsanto waxey kusawabtaa in uu qalalo oo uu qaadiwaayo waanada una daxlesto

2=baro diintaada sudee ayey suuragal utahay in aad haysto diin aadan garaneyn sidee ayaa wado umarirabta adigon baran sanado iyo bilo ayaa kudhafay adigo waxna aadan kagaraneyn diintaada waqtigaan lajogo waa inaad aqrida ood barata diintaada diinta islamka waa diin weyn waa diin xukun waxaana xukuma rabiga abuuray dhulka iyo samada diinta islaamku waa diin dhameystiran waxna kamadhimna allahna wuxuu kutiriye dalada ugu weyn ay muslimiinta haystaan اليوم اكملت لكم دينكم وأتممت عليكم نعمتي ورضيت لكم الإسلام دين si aad ugarato waxa diintaada iyo aduunkaada kuguhagayaan waxaa ubaahantahay in aad geliso waqti kugufilan barashada diintaada si aad ugaarto meesha aa doneyso kabilow safarkaada barashada tafsiirka quranka iyo axadista NABIGA (NNKH) 2 ayaa diinta lagutaagay.

3=kuxirnaaw masaajidka masaajidka waa qeyb kamid ah nolosha nalinyarada in masaajidka jamac lagutukado ma aha in ajarkaliya labadsamaayo ee masjidka waa ilaaliyaha bulshada انمايعمر مساجد الله من أمن بالله واليوم آخر masaajidka kaliya waxaa camira cindi allah iyo maalinka aaqiro rumeysan rumeysan qofka camiraya waa qof rumeysan allah iyo maalinta aaqiro  sida quraanka kucad masajidka waa mesha aad kutosinkarto salaada qushuuc ahaan salaada guriga lagutukado waxa kafadlibadan tan masjidka lagutukado sida uu yiri [NNKH]

4=noqo mid sareeya waxa uu leyahay qoraagu hadii dhalinyaro badan ladhihilahaa diinta kudhaqma wexey umalenayan ineytaasi tahay iney masajidka fadhiyaan oo ay quraanka aqriyaan  salaada tukadaan waxbarashadoda dayacaan  qoraagu wuxu leyahay taasi ma'aha waxa ay sharecada islaamka nagudhiirigelineyso  sherecada islaamka wexey nagudherigelineysaa inaan kudadaalno oo aan meelsaro kagaarno waxbarashada waxa uu lee yahay qoraagu markale dowladaha caalamka wexey uqeybsaman 2dowladod taasina wexey laxiriirta aqoonta

5=xiriiri qaraabadaada waxaa dhacdo sanado ama bilo inuusan kawarqawin walalkisa ama adeerka uu San kawarqawin ilamaha uu adeerka uyahay ama midka dhalinyarada ah uu san kawarqawin aderyashiis iyo abtiyaashiis taasina sax maha waa inlaxiiriyaa qaraawada hadii aad qarawada xiriiriso alle ayaa kuxiririnaya hadii aad goysana alle ayaa ku goynaya qofkasto inaga mid ah haxiriiriyo qarawada 

6=dooro saaxibkaa inkasto wada tosan aad umarto waxa uu kucelinaya hoos hada ani waxaan ilaalina dhaqankeyga qofka dhaqankiisa io dawecadiisa wexey kuxirantahay dhaqanka iyo dawecada uu saaxibku leyahay [NNKH ] wuxuu leyahay المرءعلى دين خليله فلينظر أحدكم من يخالل qofka waxa uu kusuganyahay diinta zxpkiisa midkiin ha iskafiiriyo cida uu lasaaxibayao sameyso zxp wanagsan oo hadii aad ilowda salaada kuxasuusiya hadii ay dhibato kuhaysata kugarabistaaga .

7=garoxiliga aad noshahay iyo halka aad kunoshahay dhalinyarada badankooda diintoda wexey kudhaqman si wanaagsan wexeyna ubartaan sifiican lkn wexey kunolyihiin jaziirad go'adonsan oo kutaala bada dhaxdeeda sidee ayey suuragal kutahay inaad kadamqato adigon garanen xaalada ay kusuganyihiin

8=noqo mid xoogan oo jirxoogan iyo caafimaad badqawa sidaan ugu baahan nahay caafimaad badqawa waxa ubahan nahay jirxogan oo ay dhalinyaradu leyihiin qodobkaan waxaa sifahfahsan ugu hadla jimicsi same markaad waqti faraaqo hesho

9=dadka wanaga ugu yeer azxptaada inaad ugu yeerto ineyqadaan wadada tosan azxptaada kaladuwan kuwa waxbarashada kuwa kuwa ganacsiga iyo kuwa baraha bulshada kuxiriirtaan dhamaan ugu yeer kheyrka io wanaga أدال على خير كفلعله

10= nidaami waqtigaada oo haweey Marka silofiriyo waa mid fudud lkn aad ayay adagtahay dhalinyaro badan waxaa ciriiri ku ah waqtiga waxeyna modayan ineysan kufilnen marka silo ego qofkasta waxa uu hesta waqti kufilan waxa uu ubahan yahay nidaamin iyo habeen waxa lobahanyahay inaa qorsho Dajiso waxaa lobahan yahay xiliga wax aqriska iyo waxbarashada iyo qaraawo xiririnta inaad waqdiyo gaar ah aad kalasiiso waa inaad garaneyso waxa aad sameyneyso maanta,bari,bisha iyo sanadkaan qorshakasta maalinkiisa sii adigon dib udhigeyn 

                       MAHADSANIDIIN

Post a Comment

0 Comments