Latest Article

6/recent/ticker-posts

4 arimood eekaalumiya waqtiga

 

Jooji afartaan arimood ee kaalumiya waqtiga hadii aad qoraalkaan sifiican aad u'aqriso waxaad helidontaa waqti kugufilan 

1=jooji isticmaalka badan ee internetka : maxaa yelay waxaa marba marka kadanbeso fududaanaya booqashada intenetka sawabtoo ah waxeynu noqonay dad qawatimay internetka sidaasi darteed hadii aad booqaneyso internetka inaad iskudaydid inaad kadhamaysatid wax walba oo ad ugu baahneed si aad hadhow ugu laaban adigo fiirinaya wixi aad horey usofiirisay sidokle waa muhiim inaad xadidid xiliyada email fiiriska waa muhiim inaad waqti uyeeshid email fiiriska yareey waqti lumiska adigo istimcalaya jadwal.

2=jooji qorsha la'aanta dadka Intoda badan wexey bilawaan maalin toda qorsha la'aan sidaasi darteeda waxaa usahlan iney garanwayaan waxa muhiimka u'ah iyo waxa aan mihiimka u'ahayn nasiib daro dad aan qorsheysan maalintoda subixiina aan  lasotoosin jadwal uu haweenkii siiqoran wuxuu waqtigoda kulumaa nasiib daro run aahanti waxa kaliya ubaahantahay 5daqiiqo aad kusameysid liiska shaqoyiinka subuxii si aad ulatoosti jadwalkii kuuqornaa.

3=sawab ha unoqon in howlahaaga lagaasodhaxgalo xaqiiqada ayaa ah in ay jiraan dad ay usahlantahaye inlagajediyo wadadooda sisahlana logaweciyo hadafkokda ma aragta adigo sameynaya shaqo kuumuhiim ah in uu saxiibka kasodhaxgalaayo ama uu guguyeraayo arin aan muhiim kuu ahayn waxaad suura gal utahay in aad sawab inaqoto in lagajedo wadadda ama hadafkaagi waxaad ugu hortagikartaa in aad irdaha xirato marka aad sameyneyso shaqo kuumuhiim ah.

4= jooji dib udhigashada qabashada  shaqooyinkaada markasto aad waqti kulumisid howl aan muhiim kuu ahayn waxa dib udhigeysaa shaqo muhiim kuu ah.

                       NABAADIINO ZXP

Post a Comment

0 Comments