Latest Article

6/recent/ticker-posts

5 Qaab oo dilaaya sharaftaada

                         Ø¨Ø³Ù… الله الرحمن الرحيم 

Waxaa jira qaladaad guud oo aan dhamaanteenu sameyno kuwaas oo si qunyar ah ubaabi'iya xushmada iyo qadarinta ma'aha mid laguhelaayo dheldhel balse wexey rabta shaqo adag iyo samir badan waxaan kushegidona 5 ficil oo hadaad sameyso kaadhigidona qof ay dadku aad uxushmeyaan

1=same wax kafiican waxa ay dadka kale sameyaan waqtigan aynujogno umaabnid in aad noqoto qof geesi halgama ah si laguuqadariyo balse waxaad sameysaa wax dadka kale ay maareyn waayen iney sameyaan hadii aad maskaxdaada kabaadho dadka aad xusheyso waxaa kuusobixidonta in dadkaas aragti ahaan kuguleysten wax yaabo waa weyn islamarkaana ay dadka sifican uladhaqmen bani'aadam ahaan majeclin in dadka kale nagaficnadaan balse markaan aragno qof sameye wax yaabo cajib ah isla markaana sifiican inoladhaqmaaya waxa hubaal ah  inaan qof kaan qadarindono 

2=waliga qof wax hakabaryin hadii aad qof wax karabtodhibaato maleh in aad wax weydiisato balse waliga habaryin bali'aadan ahaan waxaan kasoqaadna in qofka ina baryo ama uu inaga daciifsanyahay waxaana adkaneysa ineynu qofku xushmeyno qofna waliga waxna hakabaryin

3 waliga hanoqon qof baahi badan hadii aad baahi uqabto in dareen ahaan lagutagero ama aad baahi u qabto qof aad jeceshahay shaqo lacag ama wax kasto kale waliga dadka hatusin inaa waxaad aad ugu siibaahantahay  dadka qaar waxaa lagayaba inaan waxba u arag iney arkan qof baahan balse dadka badankoda qofka hoos ayey u eegidonan inaad dadka kabadisk codsiyo badan talefan wacid badan ama su'aalo badan wexey sababeysaa in qiimaha aad agtoda kuledahay oo uu aad hoos ugu dhoco helinimeysi xushmada aad rabti 

4=ku istaag cagahaada dhamanteen waxeynu nahay bani'aadam waxa aynu dhamantenukulan naa waqtiyo adag dhibaatana maleh inaad mararka qaarna aad qeylido aydo ama aad sameyso waxyaabo aad darenkada kumujineyso balse waliga waxyabaha hakuhorsameyn dadka hortoda xata marka aad naxdin aad uweyn darento ku istaag cagahaada oo iskadhig qof dagan dadkana aad ayey kuuxishmeyndonan

5=xushme naftaada waxa aad u adag inaa dadka kale xushmad kahesho hadi aad naftaada xumeyneny si aad naftaada u xushmeyso ilaali balamaha aad naftaada lagasho aamin qiimaha  aad ledahay sidokale marna hakabaxsan dhibatoyin nolosha ee aad wajaheyso latacaal

:ugu danbeyntii waxaa hore loyiri qoomo maalin qura lomadhisin waqti ayey qadaneysa inaad dawecada cusub barato oo aad laqabsato dabecadaha dadka oo ay ogadaan kudadaal qodobada aan  soshegnay waxaa hubaal ah iney dadku kuxishneyan  

                       MAHADSANIDIIN 

Post a Comment

0 Comments