Latest Article

6/recent/ticker-posts

5 sirood oo aad kugaadhikarto guulkasta

                         Ø¨Ø³Ù… الله الرحمن الرحيم 

5 sirood oo aad kugaarikarto guulkasta oo aad rajeyneyso macneheedu waa inaad kuguleysato dhamaan hadafyadaada noloshaada ilaa aad noqoto mid dhib ahaan kuqanacsan noloshiisa sawabta dadka badankoda guul ugaarin  waa ayago ka'aaminay fikrado qaldan guusha fikradahaasi oo kahoristagayo ineyqadan wada saxda ah muqaalkaan waxaan ugu hadlidona furayaasha lagugaaro guusha kuwaas oo qofkasta usaamixikara in uu hadafkisa oo uu noqdo mid guula gaara hadii uuraaco : 5sirood oo aad kugaatikarto  hadafkasts oo aad ledahay
1=Tirada iskudaygaaga caruurtu waxa ay bartan sida shey ama walax si caadi ah logu qabto kadib markey sheyga uqabtan siyabaha qaldan oo dhan markasta oo uu ilmuhu uqabto  walaxda siqaldan waxey kadhacda gacmihiisa waxaynu wax cusub kabartaa sida loqabanayo walaxda kadib marka uu iskudayo badan oo kufilan qaato ilmuhu waxa uu barta sida sheyga si sax ah loguqabto tan waxa lamid ah habkasta oo wax lagubarto iyo guulkasta oo lagaaro hadii aad rabto inaa guul gaadho waa inaad kutalagasha inaad mararbadan guul dareysato ilaa aad kahesho wax kuushaqenaya
2=isbadbadal samee markaad guuldareysto same isbadbadal badan oo badal xeladii iyo habkii hore ee aad raaceysay iskuday wax cusub ama habkii hore ee aad wax iskugudayeysay badal iskuday inaad ogaato sawabta aad uguuldareysato si aad uhagaajiso waxii kaaqaldamay iskudaygaga xiga markasto oo aad guuldareysato waxaad igaaneysaa wax cusub oo kahortagna inaad guuleysato kadib markii aad tiro kugufilan guuldareysato ugu danbenti majiridonto waxkahor istagaya wadadaada guusha 
3=100⁰/⁰ aamin inaad gaadheyso hadafyadaada ninkii lambada hindisay  tomaas adishan ayaa waxa laweydiye sidii uu umaareye inuu kun jeer iskudayo inuu lambada hindiso isago markasta guldareysanaye hadana aan rajo dhigeyn iskago qofkasto arka kamahsanaya waxaa uu yiri markasta oo uu qof igu yirahdo waad kufashilantay sameynta lambada waxaan ugu jawaabijiray kumaan fashilmin balse waxaan ogaaday dariiqo kale oo aan lagusameyn karin lambada sidaa daradeer Thomas adishan waxaa 100⁰/⁰ hubay inuu guleysanayo waxanu fahmay jney kaxigaan oo kaliya waqti iyo iskudayo badan
4=baro sawabta kadambeysa guuldarada inta ugu badan dadka aan guulaha gaarin wexey daremaan cawimaad la'aan taasna waxa badana ugu wacan sawabto ah magaranayan wexey sameyan si ay uguuleystan oo ay hadafyadoda ugaaran kadib dhowrka guuldaro ee ugu horeya ama guuldarada 1 weyniyad jabaan axgii aykabaran lahayen sawabta kadambeysa guuldarada markasta oo aad guuldareysato baro wixii kaaqaldamay baro sida loweydiyo dadka qubrada ah waxa sawab u ah guuldarada sidokle waa inaad barata  sida xal looga raadiyo intarnetka hadalko gawan wa inaad vara sidaad xal ugu helilehed waxkahortagan guusha hadiikle waliga guul garimeysi  waxaana daremidonta cawimad la'aan iyo ciirsi la'aan 
5=noqo mid niyad ahaan iyo nafsi ahaan udiyaarsan dadku wey ludhalecendonan weyka hamsadonan weyna kuniyadjabindonan wexey shaki gelindonan waxaad ka aaminsantahay naftaada  waana kudiidi donan intaa waxaa dheer waxa lagayaba inaad  mararbadan  guuldareysato kahor intadan guleysan waxanad wajihidonta caqabado badan hadii aad rabto in aad guul gaadho waa inaad wax yabahan oo dhan si nafsiyan iyo sinayad ah ugudiyarsan oo adkeysi uleh si aanad ubirburin rajadaada 
                          MAHADSANIDIIN 

Post a Comment

0 Comments