Latest Article

6/recent/ticker-posts

Awooda ay ledahay aamusnaanta

                    ASALAAMU CALAYKU.                   

Maamusnaantu waa awood iyo xikmad marka uu qofku xakameynkaro nafsadiisa xiliyada xaanaqa io xamaasada iyo wixii lamid ah waa sax qofku waxa uu ubahan yahye si uu uhadal Barton 2 sano lkn sido kale waxa uu ubahan yahay sanado badan si uu ubarto aamusnaanta waxaa jira waqtiya aan caqli gal eheen in la aamuso. Aamusnaantu waxay Kenikarta shaki iyo xasiloonidaro gaar ahaan marka ay jiraan masuliyiin adiga kaasareya lajoogto balse marka aad siwanagsan usameyso waxay ledahay faaidoyin aad ubadan articalkan maanta waxaan uga hadlidonaa faa idada waqtiyada qaar inaad amusnaanto.

1=marka lagahadlayo wax xun ama macaasi qof baa dhahay ila qosal aqlaq xun hahadlin qof baa qofkle xamanaya hahadlin hadii aadan awoodin in aad mesha katakto ama daruufa awgoda hakudarsan wax hadal ah ama hadii aad awooda kudheh nagadaa waxaan (ALLEH SNW WUXUU LEYAHYE) مايلفط من قول الالدي رقيب عتيد (NNKH WUXU YIRI)  من كان يومن بالله واليوم آخر فليقل خير اوليصمت 

2=marka aad rabto in aad wax badan ka ogaato qofkle shaqsiyadiisa kuhadlida erayo kooban ayaa kuqasbeysa iney dadka dawoolka kaqadan shaqsiyadoda lagayabe maclumadkaas ayaga u adeegsato jawaabahaada koban iyo aamusnaantada ayaa ayaga gelindonta cadaadis aa oo ugu danbeen kuqasbidonta iney IN badan hadlaan ayaga oo dawolka kaqadaya melaha ay kadacifsanyihiin markasta

3=markii aadan haynin wax aad dhahdo mararka qaar dadka wxey uhadlaan kariya aamusnaan darteeda hadii aad u Hadleyso in dadka kle ay aamusanyihiin waxa lagayaba inadan hayn mowduc hanoqon qof iska hadla uun noqo qof si ulakac ah u hadla.

4=marka uu qofkle hadlayo aamus oo dhageyso waxa uu kahadlaayo kaladhaxgalka hadalka waxa uu kamid yahay sumaha wadahadalka dhaxgalka badan waxey cadeyneysaa inuu San aqoon adaabta hadalka dhageysiga adigo aamusan waxay caden utahay qof aad usugukalsoon marka aad lahadleyso qof kafikrad duwan wxeyna lamidtahay adigo leh hadalkaaga waxba walwal igumaberaayi xita hadii aad iga fikrat duwantahay

5=marka aad ubaahantahay inaad xakameyso ficil celintaata wadahadalada  xasaasiga ah sida qaar doodaha waxaa suura gal ah in aad ubixiso qaab xanaaq ah iyo cadownimo kusaleysan xaladaan oo kle waa inaad aamustaa xogayar si'aad uxakameyso shucuurtaada oo aad uga dhadhiciso maskaxdaada sidagan


Post a Comment

0 Comments