Latest Article

6/recent/ticker-posts

KADHERAAW IN AY DADKU KARAHDAN

                       Ø¨Ø³Ù… الله الرحمن الرحيم  

Waa kuwee 4ta daweecadod oo ay dadka oo dhami kugu nacayan hadii aad ledahay.              Mar walba waxaa haboon oo wanaagsan in dhaqankaadu ahaado mid kusojiidaayo saaxiibo cusub taas badalkeeduna ay tahay in dadku kukarahsanen sidaas silamid ah waxaa ayaduna jira 4 daweecadod oo hadii aad ledahay dadku kukarahsanayan waan ogahay hada su'aal baad isweydineysaa waa maxay 4ta daweecadod ee lagunacikaro aniga waa yaabe hadagdagin waakuwaan ayago fahfaahsan

1=Daweecada kowaad hadalka badan.                 Dabcan qofka marka uu hadal badanyahay Howsha uu qawanayana ay yartahay markii hadalkiisa loo eego wuxuu kasbada neceybka dad farabadan waayo cidna majecla qofka hadalka badan ee aan kala aqon waqtiga lahadlo iyo hadalka waqtiga uu kuhabon yahay jecel in uu markasta hadlo mowduucyo aan lodirsan kahadla xaqiiqatan qof nocaan ah cid walba wey dhibsaneysa ha'ahato azxptisa lamanihisa iyo dadka ay shaqa wadaaga yihiin iyo cidkasta oo nolosha caadiga kutaqaana waayo qof kasta waxa uu jecelyahay qofka hadalkiisa iyo warkiisa gawanyahay iyo markasta iskudayin waxaana lodiran in uu kahadlo hadaba hadii aad tahay qof dabecadan kusifowaya fadlan waxaa ogata qofkasta in aad dhibkuhayso sidaa darted iskuday ina kataqalusto daweecadaan 

2=daweecada labaad faanka badan ma ogtahay infaanka iyo Beenta walaalo yihiin sidaas oo ay tahay malasocota 2duba marka aad sameyneyso in dadbadani kufahmikaraan ujeedkaada iyo sawabta aad usameyneyso 2duba waayo faanku waxa uu kashidal qataa beenta hadaa maanta dhan kufaanto waxaasaan haystaa faamiligeygu waa sidaan waxanan sameyaa iyo hadalokalobadan oo lamid ah wax micna ah masameyneyso adiguna markaad shegto wax yar kadib gudahaada waxaad kadaremeysa gubasho iyo qomamo badan waayo waxa layiraahdaa qofku marka uu beensheego wiligii waxa uu ilaaliyaa inaaney beentaasi fashilmin ilaahay baaku'awuuraye ma'adaa ilaalinkara hadal aad qof marku tiri dabcan faankuna waa lamid sawiro qofaad haasowdaan faan iyo hadalo badan ugu shekeeye bilowgii hadalkiina isla qofkii markii xaaladu gaarto dhabta ee aa damacdaan inaad nolol ku midowdaan maxaa kusobaxaya ilen waxa ugu shekeenjirtay faan iyo been ayey ahaayeen cidlaa lagaga tagaya somaaha sidokle hdii aad melwalbo kasheegto wax walba oo kuu hirgalay ama faankagu oo uu aad ubato wexey horseydeysaa in dad badan ay iska ilaliyan lajogistaada shekadada ay dhisadan iskadhaf dawecaan 

3=daweecada sedexaad in aad fikir kaaga dadka kuqasabto mid kamid ah dadka loogu necebyahay bulshada dhaxdeeda waa qofka dadka ku qasba fikirkiisa ama sanka kageliya aragtidiisa asiga uqaaska ah in ay laqataan in uu ku qanciyo waxa asaga maankiisa kujira ama ay kudodayaan ama dad uun ay wax kadhexeyaan guud ahaan qofka dabecadaan iyo habdhaqankaan leh dadka majecla iney wax dhaxmaraan mararka qaar in lagujeclaado qudheeda waxey kuxirantahay inaad aamusto oo dadka hadalkoda dhageysato okaliya waxa kalojira wax yabo badan oo ay dadka kale ay kaaga fiican yihiin sidaa darteed ayaga udaa waxa jira iney kabaqaan dadka qaar iney dhahaan waxaan magaranayo aniga ma ogtahay waxaas magaranayo iney aqoonta kamid tahay hadaba hadaad jeceshahay in fakirkaaga lagulaxamaalo oo lagulawaafaqo sidaan adna sidaan karaamo kuhelimeysi sidaana weykugunacayan weyna kaaga foganayan

4=daweecada afaraad waa inaad balanka ilaalin soona daahdo badanaa weynu jecelnahay inaan dadka kaso soodhawysano qofka aynu islenahay weynu kukalsonankarna sawabto ah qofkaas siweynu wuxuu kuficanyahay weynu jecleysana hadaba midkamid ah arimaha ugu waa weyn ee Aminaad Ana kalsonida qofka lagudhisa waa ilaalinta balnta ama dhowrista qofka waayo balantu weykaqiima iyo miizaan weyntahay weyntahay sideynu unaqaani waxaa jira dad badan oo aan balanta iney qof labalamaan aysan aktooda waxba ka ahayn oo qofka lamabalamayna sisahlan u ilaawa hadaba ma ogtahay tani ineydileyso qof nimadaada iyo guud ahaanba lamacaamilkaaga adiga iyo dadk

                        MAHADSANIDIIN 

Post a Comment

0 Comments