Latest Article

6/recent/ticker-posts

Madaxweynaha jamhuriya somalia ayaa shir isuguyeray madaxdax golaha wadatashiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir isugu yeeray Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ku mideysan yihiin Madaxda maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha G. Banaadir ahna Magaalada Muqdisho.

Shirka Madaxda ayaa Maanta ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ay sheegayaan in shirka looga hadli doono Arrimo ay kamid yihiin xaaladda amni ee dalka, dhaqaalaha iyo sidii gurmad loogu sameeyn lahaa dadka Soomaaliyeeed ee Abaarta ku sameeysay Gobolada dalka.

Shirkan oo labadii biloodba mar la qaban jiray ayaan qabsoomin, tan iyo bishii August ee sanadkii hore, waana shir inta badan looga hadlo arrimaha masiiriga ah ee dalka. 

puntland ayaa dhawShirkan oo labadii biloodba mar la qaban jiray ayaan qabsoomin, tan iyo bishii August ee sanadkii hore, waana shir inta badan looga hadlo arrimaha masiiriga ah ee dalka.aan sheegtay inay aqoonsigii kala laabatay Dowladda Federaalka, ka gadaal markii ay si weyn uga hortimid wax ka bedelka Dastuurka KMG.

Haddii Deni aanu ka soo qaybgelin shirkan ayaa wuxuu noqonaya kan afaraad oo xiriir ah, oo uu dibadjoog ka yahay.

Post a Comment

0 Comments