Latest Article

6/recent/ticker-posts

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA SOMALIYA OO MAANTA BOOQDAY CEEL DHEER

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaamaanta utagay DegmooyinkaXarardheere iyo Galgaduud Gobolada Mudug Madaxweynaha oo safarka ay kulawehlinayeen Wasiirka Gaashaandhigga,  Madaxweynaha Galmudug, ayuu ujeedku ahaa in la dhiirigeliyo Ciidanka Xoogga Dalka somaliya iyo Xooga Difaaca deegaanka ee dagaalka kula jira Qawaarijta Al Shabaab.Madaxweynaha oo ku usheegay geesiyaasha dib u xoreynta dalka nafhurnimada ay kaga difaacayaan dadkooda iyo dhulkooda qawarijta oo caadeystay daadinta dhiigga shacabka iyo burburinta hantida umadda Soomaaliyeed ayaa hal darajo loo dallacsiiyay dhammaan saraakiisha iyo ciidamada Qaranka ee ku faro adeygay gacan ku haynta degmada Xarardheere,Waxa uu na sheegay in  dalka lagasaaro kooxaha argagixisada uu siidhamanaayo , taariikhdana lagu xusidoono halyeeyadii ku geriyoday dagaalka iyo kuwa u taagan dabargoynta kooxahaasi.




Post a Comment

0 Comments