Latest Article

6/recent/ticker-posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya oo Booqasho utagay Masjidka Nabiga (NNKH)

 


Madaxweynaha Jamhuuriyadda 

 Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud 

oo jooga dalka Sacuudiga ayaa maanta

 booqday Masjidka Nebiga (CSW) ee

 magaalada Barakaysan ee Madiina Al

munawara Madaxweynaha ayaa 

salaadaha dhamaan kutukaday masjidka

 rasuulka(NNKH)waxa uuna umada

 somaliyed iyo dowlada ugu duceeyey

 horumar ,xasilooni, amni,iyo nabad waarta

Madaxweyne somaliya ayaa Talaadadii u baxay dalka sacudiga ka dib markii uu casuumaad ka helay Boqorka Sacuudiga, Salman bin Abdulaziz.

Goor hore ayaa  war ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in labada hoggaamiye ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, ganacsiga iyo amniga.Lama oga muddada ay qaadan doonto booqashada shaqo ee Madaxweynuhu uu ku joogo dalka Sacuudiga.


 


Post a Comment

0 Comments