Latest Article

6/recent/ticker-posts

Madaxweynaha Somaliya ayaa ku cumreystay masjidka xaramka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku Cumreystay Masjidka Xaramka ee Magaalada Makka.
Madaxweynaha ayaa shacabka iyo umada  Soomaaliyeed ALLAH ugu baryay  amni, nabad iyo horumar, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiskiisa.
Argixisa oo dhiig mirayaal ah ayaa ku been abuurtay magaca diinta suubban ee Islaamka." Ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay bogga Villa Somalia
Masjidka Xaramka waa kan koowaad ee ugu mudan Muslimiinta, waxaana uu ku yaallaa bartamaha Magaalada Maka, waana Masjidka Al Xaram oo qiblad ahaan ay Muslimiintu u jeedsato, marka ay Salaadaha oogayaan.

Post a Comment

0 Comments