Latest Article

6/recent/ticker-posts

Qatarta daawashada filimaanta xun xun

                         بسم الله الرحمن الرحيم

Malaga aqbalayaa salaada qofka daawanaya filimaanta galmada midka dawanayo filimanta aflaanta xun xun oo dawanaya dadka cowraadkooda sideebaad ugu tukan ugu rukuuci oo ugu sajuudi allah subxaanahu watacala adigo samenaya dambigaan miyaadan ogeen inuuku arkaayo allah subxanahu watacala sideeba allah uga dhigte inta ku arkata midka uliita daawashada filimaantan xun xun dhibaata ay kusawabto waxaa kamid ah. In qofka qalbigiisu fasahaado iyo in qofka iimaankiisu daciifo daawashadaas uu qofku daawanayi jiruu alleh kaxaraamyelay waxay sawabeysaa inuu qofku darenkiisu isbadalo iyo iney fitno kadhalato kadibna uu qofka kudhiirado inuu faaxisho iyo Danbi sameeyo  abuuhurayra رضي الله عنه waxaa lagawariye رسولك صلي الله عليه وسلم inuu yiri isha wey zineysataa qalbigana wuu zineystaa Isha zinadeedu waa eegmada zinada qalbiga waa in uu qofku tamaniyo xumaan intaas kadibna farjiga ayaa kadhabeya ama beeniya  qofka muslimka ah waxaa habon in uu xamkameyo naftiisa oo uu ka adkaado shahwaadkiisa isago kubixinaya xiliyadiisa faraaqada daacaadka allah io cibaadada Alle subxaanahu watacala udhawenaya lkn maha inuu someyo ficilo udhaweyneysa wixii lagareebay marka dawaneyso filimantan xun xun oo aad eegeyso gawar qaawan jirkeeda adoonkii allow markaas waxaad kazineysaneysaa indhaha hadaba kadhigin allah subxaanahu watacala inta ku aragta midka uliita allah subxaanahu watacala waxuh amray iney indhaha laabaan  alle weyne wuxu yiriقل للمؤ منين يقضوا  من ابصار هم ويحفظوا فروجهم دلك ازكى لهم أن الله خبير بما يصنعون oo mocneheedu yahay waxaad kudhahdaa mu'aminiinta indhahooda halaaben yacnii daymadoda hareben hanakadhabeyn furuujtoda zinada sasaa u wanagsan Rabina waa mid og waxa ay sameen sideebaa rabi uweydisaneysa danbidhaf uguna salineysaa xabiibkena adigo samenaya dambigaan kawaran hadiiba nafta lagaqaado adigo kudhaxjira faxishadan xun daawashada filimaantan xun wexey ledahay dhibatoyin farabadan  qofka daawanaya wxey uhorseedeysaa zino amaba wexey kadhigeysaa inuu qawatimo daawashada waxyabahaasi xaraanta ah allah weyne wuu inogudigay zinada wuxuleyahye ولاتقربوالزنا انه كان فا حشت وساء سبيلا oo micneheedu yahay ha udhawaanina zino ileen waa xumene  wadana ayada ugu xune dadka waxaa ugu  xun qofka marka uu kalinoqda sameeya waxayabuhu alle kaxarimay alle weyne wuxu yiri asigo sifeynaya adomadiisa rumeya ee guleystay والدينهم لفروجهم حافظن الا على ازواجهم اوما ملكت ايمانهم فإنهم غير ملو مين فمن ابقى وراء دلك فاولك هم العدون

Post a Comment

0 Comments