Latest Article

6/recent/ticker-posts

15 qalad oo burburinkara noloshaada

                       Ø¨Ø³Ù… الله الرحمن الرحيم 

15 qalad oo gabion ahaanba burburinkara noloshaada badana waa wax fican in qaladaadka aad sameyso aad wax kabarata balse waxaa taa  kaga sifiican in qaladaadka aya dadka kale sameyaan.

1=adigo bilaaba inaad mustaqbalkaaga kafikirto kadib markaad qalinjabiso marka aad tahay 23 ' 25 ama  30 jir waa qalad oo ay dad badani sameyaan inaad kafogato inta badan ee aad hore ubilaawday kafikirta musqabalkaada jaaniskaadana aad ayuu uwanaagsananaya

2=adigo guursada adigon dhab ahaan ufahansaneyn baahiyahaaga dhamaanten wexeynu lenahay baahiya gaar ah oo aynu rabno in aynu helno hadii aad guursato qof aan kaahaqabtirikarin waxaa hubaal ah in noloshaada qas ii buuq galidondo

3=adigo markasta kucelceliya dariiqo aan kuushaqeyn qalad kale oo ay tahay in aad kafogaato waa inaad marwalba kucelcila oo aad sameso wax iskumid ah ooaan kuushaqeyn 

4= adigoon isbadbadal lahayn adigon badalikarin shaqadaada waxa aad baraneyso waxaa tahay mihnadaada hadi aad ogaato inaad heer kugareyn

5=adigo gala dabaaldagdheer hadii aad sanado dheer aad kubixisoinaad kudabaldagto guul aad waqti ulagaadhay sanadk kadib waxa is arki donta adiga gaabis ah oo dadka kadanbeya

6=adigo ufahmin in waqtigu aad usocdo hadii aan sokoobno qodobkaankafogaaw caajiska ama wahsiga

7=ado rumeysta dadka hoos kudhiga hadii ay ogyihiin wax kafiican waxa aad ogtahay waxay kunolaan lahayen wexey kunolaan lahayen nolol cajiib ah balse waxa iska cad inaney kudhaamin amaba ay kalitaan sida daradeed kafogow qaladka ah inaad rumeysati dadka hoos kuudhiga

8= adoo quusta ama rajodhiga waxaad guuldareysata oo kaliya markaad iskudayga joojiso inta aad noshahayna waxaad heysata fursadkale ee hakaquusan guusha

9=adigi farxadaada u arkasidey dadka kale kuugudhegen dhamanten weyna kaladuwan nahay waxa kifikrad gelinkara wuxuu aad uyu duwanhay wuxuu aad ugu duwanyahay waxa farxad geliya dadka.

10=hakudhicin dabinka qibrada waa inaad mihnadaadi dhan kuqaras gareeso inaad mihnad badan mehelindo adigo ilaawaya I lacagta aymuhiimtahay utahay sida ay qibradu muhiim utahay iskusoduub sawabta aad urabtob inaad qibrad heshaa waa inaad lacag kuhesho sida daradeed adigo lacag helikara qibrad hadorbidin

11=adoo karajo dhigay hiwaayad Ama wax aad jeceshahay hadii aad rumeysato kuwa kushegayi in wax barashadu ay kaaga qiima badan tahay hiwaayadaada waxaa lagayabaa inaad naftaada kahor istaagto inaad khabiir kunoqoto waxaa jeceshahay ama aad xiisa aad uheyso 

12=adigoo hoos udhiga hamigaaga hadii aad hamigaaga hoos udhigto sawabto ah adomar kuguuldareystay in aad hamigaga gaadho waxaad kudanben don't inaad bilaahabinoqoto waqti kadib

13=adigo fahmin in xirfadaha labarto balse aan ladhaxlin waa hubaal in dadka qaar aykaxirfad iyo hamiyi badanyihiin balse ogow inaaned kusodhalan xirfada iyo hiwada weybarten okaliya

14=adoo umaleya in guusha ay tahay iney udhacdo si dhaqsi Haa walagayaba iney mararka qaar ay sidhaqsi ah udhacdo balse aharciga guushu ledahay ayaa ah in ay waqti qaadato

15=adigi joojiya inaad dhaqaaq sameyso hadii aad meel saxaro ah kaliga kulugeyneyso misana aad go'aansato inaad halka fariisato waxaa aad usuura gal ah inaad halka kudhimato  balse hadii aad go aan sato in aad dhaqaqdo siibato socodkaada waxaa aad usuura gal ah inaad badbaado tan waxa lamid ah nolosha kuwa joojiya iney dhaqaq sameyan wey guuldareystaan kuwa dhaqankaadu sii wada badana wey guleystaan

                     MAHADSANIDIIN 

Post a Comment

0 Comments