Latest Article

6/recent/ticker-posts

5 calamadood oo kucadenaya zxpka beenta ah ee nolosha

                          بسم الله الرحمن الرحيم 

Waxa jira dad nagamid oo lasaaxipo wanagsan qaar dadka kale ladhow iyo kuwa kaalma kaladuwan gagajira noloshida balse waxaa lagayaba qaar inagamid ahi inaana aqoon kuwa dhabta ah iyo kuwa dhalantedka ah su'aasha waxaa weyey hadaba side ukalagarankarta noocyada aan soshegay dabcan wexey leyihiin astaamo lagukalagarankaro iyo dawecado ay kugu kalacadanayan saxipada dacada ah iyo kuwa danesiga kugulasocda saaxipka dhuniga ah zxpka nafta iyo zxpka naar afuufka hadaba kuwaani waa qaar kamid ah calamadaha lagu zxpka beenta ah ee kumujinayo in uu yahay zxp wanaagsan markastana noloshaada ugu jirana in uu kugu dangaaro ama uu doonaya in uu dhaqdhaqaqaga lasocdo si uu lugta kuuqabto libintqadana uladagalamo cadowgaada qarson

1=waa saaxipka daneestaha ahbdantiisa uun fiirsada Mar walb mid kamid ah daweecadaha uu leyahay saaxibka aan dhabta ahayn waa in ujeedu uu kuulasocdaa ay tahay kaliya in uu dantiisa fiirsado inuu kugu qawo danweyn sida in uu gaarigaada istimcaalo jeebkaada istimcaalo inuu mushkiladiisa kuusheego marwalba iyo in uu isaga kadhigo zxp wanagsan oo uu kudadaalayo inadan daremin waxa uqarson iyo danta uu kaleyahay midna

2=ma ilaaliya sirtaadi zxpka dhabta ah waa kan sirtaada dhowra ilaaliya qariya xafida dadkana kajira melaha aad kuliidato iyo dhamaan koldaloyinkaada iyo ceebahaada waa kaad kaga gamaado sirkasta iyo wax kasta oo liidashadaada kamid ah oo uu og yahay laakiin saaxipka beenta ah lagamayaabo in uu sirtaada qariyo ama ceeb yaro aad ledahay qariya waa kan meelkasta kagafaloda hebel ama heblaayo waxasaan taray kucaawiyay waxasaan uqabtay waa mid nocaas ah iyo hadalo kale oo lamid ah lagamayaabo dhalin yaro aad ledahay in uu qariyo ama dado meel aad kuliidato wuxuu caan kuyahay in qofkii kulasohadal qaadaba uu arimahaada kalahadlo oo lagadaremo inuu kuraxeysanayo wax kashegidaada 

3= waxaad aragta marka uu garabkaarawo oo kaliya saaxiibada xumxumi wexey caan kuyihiin in marka ay murugeysan yihiin ama dhibgaar ah heysta ay adiga kuusheygtan wax walba si ay kugunafisan balsa waxa cajiib ah markaad adigu ubaahantahay arkimeysid xata hadii aad raadiso wexey iskadhigayaan qaar mashquulsan Oo howl muhiim ah gacanta kulajira sikasta ulaxiriirto lagamayaabo in maalintaa aragto

4=wexey kugu qasbaan fikradooda iyo waxa ay aaminsanyihiin ayagu zxpka beenta ahi wuu jecelyahay inuu kugu qasbo fikradiisa kadhadhiciyo waxa uu jecelyahay waxa uuna kugu cadaadiyaa sida uu aad ku aminileheyd fikradiisa hadiise aad kadiido ama se aad dhahdo waxaani waa qalad wuxuu samenaya inuu kuucaroodo ama uu cilo afka kataago hadii adinka oo badan oo azxpta aad katashanetsan talaabo laqadayo tusaala aahan Mel la'aadirawo ama wax lasamenrawo sida in dalxiis aad ubaxeysan okle waxa uu kugu cadadinayaa inaad taladiisa oo kaliya qadato wuxu aad iskugu daya inuu azxpta kareewo

5= wuxuu markasta qariya libtaadi ama wax tarmacadam zxpka nocaan ahi wuxuu aad u neceb yahay iney dadka ogadaan wax yaabaha aad kuwanagsantahay waa mid markasta qariya libtaada wanaagaada iyo kartidaada wuxuu markasta kulajiraa dagal hoose oo ah inuu hos kuudhigo ama uu xaqiro shaqsiyadaada iyo wax tarkaada kano kale waxa lagutilmaamikara xaasid maqruuq jalas iyo wixii lahalmaala muxuu yahay ereyga zxp ama rafiiq micna ahaan iyo mansab ahaanba nolosha kaalin muhiim ah ayey kagajiraa hadii noloshaada adkubeganto zxp sifoyinkan leh hadana aad zxp kadhiganeyso oo talo iyo garab istaag kafileyso naftaada lafariiso oo runta usheeg maanta lagabilaawo kudadaal sidaad isgafogeen leheed noloshaada

                          MAHADSANIDIIN 

Post a Comment

0 Comments