Latest Article

6/recent/ticker-posts

7 caado burburinkara noloshaada

                  بسم الله الرحمن الرحيم 

7 caado oo hadii aanad kafogaan dhib ukenikara noloshaada 

1=ado suga inaad maalin uun wax qabandonto maledahay caadada ah inaad tiraahdo maalin ayaan jimicsiga bilaawidona maalin ayaan sigaarka iskadhafidona cadada nocaan ahi waa mid kamid ah cadoyinka noloshada hoos idhigikara in badan oo ignamid ah wxeynu sugnaa in aynu maalin wax qabano oo aynu sugno maalintaas in ay timaado maalintaas lagayabaa inaaney imaanba taasina wexey sababeysaa inaaney gaadhin riyadeyni

2= adigoo wax kasta sishaqsiyan uqaata wax kasta oo laguyiraah iyo ficilkasta oo  aad qofka ka aragto ma umaleysaa in adiga lagaalajedo oo ay adigu wax kaqaldan yihiin cadadaani wexey qofka kusawabtaa xanaaq badan iyo kalsoni la'aan waxaaney kugu qancineysa in dadka iyo aduunkaba ay cadow kuguyihiin balse xaqiiqadu wexey aytahay in wax yaabo badani ay adigu shaqo kugulahayn hadii uu adigo garigaaga saaran qof kucaayo ama kugu qeyliyo dhamaan wax yabahaasi adiga shaqsiyadada maahin mana ahan inaa shaqsiyan uqadato iney adiga wax kaqaldan yihiiin

3=adigon diirada saarin waxa kugaadhsinaya hadafyadaada dadka badankoda waxey jecelyin in ay garaan hadafyadoda balse arinta cajiibka ah waa ineyna gaarin dadku  hadafyadooda sawabta ugu weyn ee anu gareyn dadka riyadoda waa iyago kumashquula waqtina kulumiya waxaana quseyn hadafyadoda caadadaan ah in aad waqti kulumiso waxaan ku anfacayn noloshada waa mid kamid ah caadoyinka ugu xun ee burburinkara noloshada diirada saar waqtigada inta ugubadana qawo waxa noloshada anfacaya

4=caradaada oo aad kontoroliweydo kontoroolka makaalumaa oo waxaad donto makuhadasha markaad xanaaq dad badan ayaa sidaan sameya oo caradooda xadka kabaxdo oo hadalo aad uxun yarahda islamarkana qeyliya waqtiga ay xanaaq sanyihiin go'aano aad uxun qaata balse markeydagaan ay caradii kabaxdo  qomameya hadaladii ay yiraahden wax badana kamurugoda cadadaan ah inaad markaad xanaqdo waxaad donto kuhadasho waxaad dontana aad sameysaa waa mid kamid ah cadoyinka noloshaada saameynta kuyelankara markaad xanaaqdo ha'u ogalaan incaradaadu ay xadkakasarto markad xanaqsantahay waxa ugu fiican ee aad samen karto waa aamusnan korhor inta aadan hadalna iskaga bax oo katag mesha aad adiga kuxanaaqday

5= isbarbardhig indha la'aan ah markaad aragto qof muqaalkiisu ficanyahay oo wadada lugenaya markii uu kudhaafayna waxaad kasoqaaday in noloshiisu taada aad ugu ficantahay oo ay noloshu ufududahay adigon qofkii waxba ka ogeyn cadadaan ah inaad naftaada ubarbardhigto dadkale si indha la'aan ah wexey kuhorsedikartaa dhibatoyin badan wxeyna kugu sawawikartaa qanaaco la'aan oraah ayaa wexey tiraahda isbarbardhigu waa tuuga farxada hadii aad qofka wax fican ku aragto markaaba hakasoqaadin in noloshiisa oo dhankaficanyahay same isbarbardhigwanagsan

6=mobile kaaga oo waqti badan istimcaalkisa balwadkaanoqdo technologyada oo ay kujiraan mobile lisku waxaa losameye in ay noloshenu inofududeyaan marka dhinaca fiican lo istimcaalayo aad ayey inoogu faaido badan yihiin balse kawaran hadii mobile kaaga istimcaalkiisa oo uu balwad kaanoqdo oo malintii Inta badan kulumiso miyaanu burburineyn noloshaada mobile istimcaalkiisa oo aad ufarabafan wuxuu kaluminaya waqti aad ugarabadan waqti aad xirfad baran leheed waqti aad naftaada kashaqeyn leheed iyo waqti aad ganacsigaga kashaqeyn leheyd  mobile oo aad ugulimiso waqtigada wuu buburinkaraa sifudud noloshada iyo hamigada

7=naftaada oo aad kashakido naftaada iyo awodahaaga oo aad kashakidaa waa mid kamid ah caadoyinka burburinkara noloshaada inaad darento inanad qiimo lahayn inanad xirfad kugufilan lahayn inaanad caqli badnen iyo waxyabaha lamidka ah wexey kajojinkaraan fursado badan oo cajiib ah oo ay nolosha kusiinkarto dhamaan wax yabahaasi waxey kayimadan fikradaha  xadidan oo aynu baranay waqtiyadeni hore hadii away fikiradahaani iskasaarin oo anad xaqiiqada wajina waliga ayey kuhaysandonaan caqabadna kugunoqondonan aamin awodahaga 

                 MAHADSANIDIIN 

Post a Comment

0 Comments