Latest Article

6/recent/ticker-posts

7 hasameyn markaad xanaaq santahay

                        بسم الله الرحمن الرحيم 


ASC qoraalka maanta wuxuu kusaabsanyahay 7arimood oo ay tahay inaadan sameyn marakaad careysantahay sawabtana waankuracindona dhameso qoraalkan Qofka oo uu garaadkiisu sareeyo waa uu garankaraa in ay caradu ay tahay xaalad daciiftinimo oo uu qofku maro hadii aynu sikale udhigno wxeynu kumicnenkarnaa dareen raadentaba kuyeesha caqliga oo sida badan qofka kidirqiya in uu qaato go'aamo qaldan ama Qatar ku ah sidaasi awgeeda qofkasta oo carooda talada uhoreysa ee ugudbooni waa in uu samirka xasuusto kunadalaalo daqiiqadaha uu xanaaqsan yahay wax go'aan ah uusan qaadan si'aanu ugali qalad mustaqbalkiisa xumeeya cilmi ahaana waxaa laxaqiijiye incarudu dhawac weynu ugeysato caafimadka maskaxda iyo jirkaba sidokle  waxa ay burburisaa xiriira kle oo bulsho kuwa shaqsi ah iyo kuwa mihnadeed intaba qoralkan waxaan kusoqadaneyna 7 arimod oo ay fiicantahay in aanu sameyn qofku goorta uu caroodo

1= go'aan qadashada hadii aad doneyso in go'aanka aad qadaneyso uu noqdo mid ka saxda ah waxaa qasab kugu noqoneysa in arinta aad go'aan kaqadaneyso iyo go'aanka aad qadaneyso aad fikir badan geliso dhinacyo badan aad kamiizanto isu egeegto ceebta go'aan yelaneyso iyo wanagiisa waxaa soo dhamina waxaa suurta gal kunoqonkaran marka ay xaaladaadu dagantahay

2=dad lamacaamilka waxaa hubaal ah incaradu ay xumeyso daweecada iyo habdhaqanka dadka qofkakle kuladhaqmo sidaasi awged qofka markasta uu caroodo waa in uu xasuustaa inuu naftiisa xakameyo waa inuu xasuusto lamacamilkiisa iyo ereyada uu dadka ku oronayo ay yihiin waxa siixojinkara ama jarikara xiriirka uu bulshada laleyahay ama ugu yaraan abuurikaro jawi ay dadku qalad kafahmaan marka aad carooto kudadaal in aad kafogaato dadka jawidagan aad raadiso

3=baabuur kaxaynta waxaa waa jib ah marka uu careysanyahay uu kadheraado gawari gaxaynta daraasado kaladuwan oo horey losameye aya iftimiye in qofka careysan intabadan sicadaawi kamuuqato baabuurka ukaxeyo

4=dad lagadalka sida dabiiciga ahi qofka waxa uu jecelyahay inuukashekeeyo mushkiladaha uu lakulmo iyo loolanka naftiisa kulajirto walacaasi mafiicna hadii ay badato waxay keni kartaa inaa dadka lawadagto ama uga waranto wax yaabo badan oo ay muhiim ahayd ama fiicneyd iney kuhadaan si aan warkaas kufaafin kadibna adiga ceeb kugu noqon

5= waa cadooyin xun oo aad horey ujojisay caradu wexey caan kutahay iney jabiso go'aan iyo hal adeega qofka islamarkaana islamarkaana qofka sisahlan ugu soceliso caadoyin oo uu horey isagadaaye sida sigaarka taqrada qaadka iyo wixii lamid ah sidaasi awgeeda waxaa muhiim ah inqofka marka uu caroodo uu markaba nafta xasuusiyo go'aamada ay hore uqadatay ee aney eheen mud caradaani badasho

6=saaxiibo sameysiga dadka qaar ayaa carada badani kukaliftaa inay bulshada odhami zxp u arkaan oo ay kii ay arkaan uga waramaan dhaman caradooda iyo sawabeheeda laakin qubarada iyo cilmi nafsiga waxay kutaliyaan in qofka marka uu careysan yahay uu dadka kucusub kafogaado si aanay shaqsiyadiisa fahan qaldan ugaqaadan

7=baraha bulshada waqtiyadaan danbe ee istimcalka baraha bulshada ee intarnetku batay waxa sobaxday caado in qofka caroda gaar ahaan dhalinyaradu aydarenkodu kucabiraan dagalka ay kuleyihiin baraha bulshada sida Facebook twitter iyo wixii lamid ah

                        MAHADSANIDIIN

Post a Comment

0 Comments