Latest Article

6/recent/ticker-posts

Marxalada ugu adag ee isbadalka

                          بسم الله الرحمن الرحيم 

Marxalada ugu adag ee isbadalka saaxipkayow waa markii aad qaadid talawada kuwaad waa marka aad kadhadhicineyso naftaada xaqiiqadeeda dhabta ah si aad uga dhabeysid hamigaada la eg buuraha walalkeyow isbadalka waa gantaalka okale kaasi oo ubaahan awood taaso oo kasosaarta hawada si uu ugu gudbo hawada sare hadii uu uduulo xaga samadana wuxuu soceliya qiic sita awoodii lasiiye kadibna wuxuu si aayar ah ugu dabashaa hawada caalamka ee fasiixa ah waxaa lagaga marmaan ah in bilowgaada xambaartid culees waana in adiga laga helaa rabitan feejignaan dadaal kubareerid adkeysi iyo samir si aad naftaada uga masaxdid cadoyinki xumaa aad baratay naftaada iyo saaxipadii xumaa iyo murugoyinki iyo mashquloyinki badna ee micnaha kufadhin iyo xanaaqii iyo caajiskii iyo kalablabeyntii ilaa aad kafuushid fikta sare ee buurta oodna kagaartid hadafyadaada dhamaan intaasi kayeel cadowyinkaadi kuwaas oo aad marwalba kuhormarineysid noloshaada qofkii aanan lahayn bilow guba ama xanuunjiya malahanayo namaad ifaya hadii aadan marka hore dhadhamin qaraarka loomaro guusha marna madhadhamineysid macaanka guushad rabtid bilowgaada ha ahaado midkudhamanaya guul asalka bilowgadana kayeel go'aan aanan marnaba lahayn kalaawasho midna meel kuqoro hadiiba aad ledahay hadaf waxaa xaqiiqa ah inaad lakulmidontid caqawado farabadan  marka waa inaad indhaha kaxirataa marxaladaha adag ee kusowajahaya adigo kaliaya eegaya barta kuu ifeysa eerajadaada ah

                       MAHADSANIDIIN 

Post a Comment

0 Comments